Kormeerkii Madaxweyne Muuse Biixi ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Xaaladda Wakhtigan

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa oo maanta Booqasho ku tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka oo Dhawaan Weriyeyaashii iyo Hawl-wadeennadii ugu badnaa hal mar uu Wasiirka Wasaaraddaasi Shaqada iyo Mushaharka ka joojiyey, kuwaas oo tiradoodu ahayd 24 Ruux.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.