Imaaraadka Oo Sheegay In Heshiiska Dekedda Berbera Ay La Galeen Dowladii Hore Ee Soomaaliya

Hargaysa (Aftahannews) – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeeya Soomaaliya, isagoo soo hadal qaaday in heshiiskii Dekeda Berbera uu ku yimid is faham dhex maray dowladdii hore ee Soomaaliya ee uu Madaxwaynaha ka ahaa Xasan Sheekh.

 

Wasiiru-dowlaha arrimaha dibeda Anwar Qarqaash la hadlay BBC-da laanteeda afka Carabiga ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin Midnimada Soomaaliya, isagoo caddeeyay in aanay wax xidhiidh ah la laheyn Somaliland, isla markaana Qunsuliyad iyo Safaarad midna ku laheyn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka