Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Wasaarada Warfaafinta

 

Hargeysa (Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo oo kedis ah maanta ku tegay xarunta wasaaradda waxbarashada, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ku leedahay gudaha caasimadda Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka