Faysal Cali Waraabe Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Go’aankii Somaliya Ku Joojisay Cilaaqaadka Dhinaca Ciidamada Ee Imaaraadka

Hargeysa (Aftahannews):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng,  Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa nasiib daro ku tilmaamay Go,aanka Dawlada Soomaaliya ay ku joojisay Cilaaqaadka Dhinaca Ciidamada ee Imaaraadka Carabta waxana uu sheegay in dalwada Soomaaliya ay ka abaalka dartay caawinimada uu Imaaraadku siin jiray Soomaaliya oo ay ku badhi furtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka