Gudoomiyihii Guddida Wanaag Farista Somaliland Oo Is-casilay

Hargeysa (Aftahannews):- Gudoomiyihii Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa waxa uu goor dhawayd ku dhawaaqay in uu iska Casiley xilkii uu ka hayay Gudida Wanaag farista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka