Xisbiga Waddani Oo Doortey Xoghaye Cusub

Hargeysa (Aftahannews):- Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay maanta dooratey xoghaye cusub ka dib markii ay dhawaan xilkii ka qaadeen xoghayihi hore Md Maxamed Cabdilaahi Uurcade.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka