Nimco Cali Migil Heesta Raaxo Guur iyo Qiirada Fannaanadda 2018 Hargeysa

Hargeya(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil ee Reer Jabuuti, ayaa Hees macaan oo ay soo saartay oo la yidhaahdo Raaxo Waa Guur, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com.

Heestan oo ka mid ah Heeso ay Bishan April Sannadka 2018-ka Fannaanadda Nimco Cali Migil oo ka mid ah Fannaaniinta Codka Macaan ee Reer Jabuuti ugu duubtay Hargeysa oo ay Booqasho ku joogto Bulsho TV, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.