“Boqor Buurmadow Waa Qaran Dumis Waa In La Xidho”Xildhibaan Nacnac

Hargeysa (Aftahannews):- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor Buurmadow oo uu sheegay in hadalo lidi ku ah Somaliland uu ka jeediyey munaasibad dhaqan oo ka dhacdey Degmada Carmo ee maamulka Puntland.

Sidoo kale Xildhibaan Nacnac ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay hadii aanu fikirkaas la qabin boqor Buurmadow in deg deg loo xidho maadama oo uu ku sifeeyey in uu yahay danbiile Qaran.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka