Fanaanada Kiin Jaamac Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Aftahannews) – Fanaanada Caanka ah ee Kiin Jaamac Yare ayaa maanta si diiran waxa loogu soo dhaweeyay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.