Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ganaaxyo Dul Dhigtay Dadka Qashinka Raacisa Biyaha Roobka

Hargaysa (Aftahannews) – Xoghayaha Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa waxa uu Go,aan adag ka soo saaray Dadka Xashiishka raaciya Biyaha Roobka isagoo sheegay in qofkii lagu qabto isagoo xashiishka raacinaya Biyaha Roobka lagu xukumi doono Shan milayn oo shilinka Somaliland ah iyo xadhig.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka