Muqdisho (Aftahannews):- Dawlada Imaaradka carabta ayaa waxaa ay maalintii labaad Ciidamadoodii, Shaqaalahoodii iyo waliba qalabkoodii ay kala baxayaan xero ciidan oo ay ku lahayeen magaalada Moqdisho oo la yidhaahdo General Gordan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka