Imaaraadka Oo Ciidamadoodii Iyo Shaqaalahoodii Kala Baxaya Magaalada Moqdisho

Filed under: Wararka |

Muqdisho (Aftahannews):- Dawlada Imaaradka carabta ayaa waxaa ay maalintii labaad  Ciidamadoodii, Shaqaalahoodii iyo waliba qalabkoodii ay kala baxayaan xero ciidan oo ay ku lahayeen magaalada Moqdisho oo la yidhaahdo General Gordan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login