“Xildhibaan Nimadeyda In Muran La Galiyo Maba Ah”..Xuseen Axmed Caydiid

Hargeysa (Aftahannews):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid ayaa waxaa uu ka Hadley muran ay Xukuumadu galisay booskiisa xildhibaannimo ee Golaha Wakiilada.

Sidoo kale Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid ayaa sheegay in aanu filayn in ay noqoto xildhibaan-nimadiisu mid muran gasha , waxaana uu sheegay in ay hore golaha wakiilada xildhibaano ka badan 20 mudane ay boos banaanadey ay galeen wax muran ahina aanu ka dhalanin, balse ay isweydiintu tahay sababta tiisa muranka loo galinaayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka