Badheedhaha Boqor Buurmadoow iyo Jawaab-celinta Madaxweyne Gaas

Carmo (Aftahannews):- Boqor Cismaan Buur madoow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo ka qaybgalay Caleemo saarka beeldaaiye ka soo jeeda Puntland oo lagu Caleema Saaray Degmada Carmo ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibada caleemo saarka ah waxa uu fariimo kala duwan udiray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Cabdiwali Gaas oo isagu xiligan ku sugnaa madasha isla markaana ka jawabay hadalkii buur madoow iyo dhinaca uu iskaga riixay dhibta labada maamul.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka