Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sifaha Sharci Ee Loo Maray Xilka Qaadista Xoghayaha Guud

Hargeysa (Aftahannews):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha saar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadlay Sifaha sharci ee loo maray Xilka qaadistii Xoghayiha Guud Ee Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka