Madax-dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boosaaso Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Boosaaso (Aftahannews):- Wafti Madax-dhaqameed Reer Somailand ah ayaa gaadhay Magaalada Boosaso ee maamulka goboleedka Puthland, socdaala xubnahan madax dhaqameedka ah ayaa darnaa ka qaybgalka xaflad lagu caleemo saarayo mid ka mida isimada Puthland oo maalinta beri ah lagu caleemo saarayo Deegaanka Carmo ee Magaalada Boosaaso.

Sidoo kale Madax-dhaqameedkan Oo uu hogaaminyo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan iyo Boqor Cismaan Buur Madow ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka Magaalada Boosaaso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka