Shirkii Beelaha Garxajis Oo Dib U Dhac Ku Yimid + Sababta

Hargeysa (Aftahannews):- Gudidii qaban qaabada shir weynaha Beelaha Garxaajis oo hore u qoondeysnaa in uu qabsoomo 15 bishan afraad ayaa galabta ayaa waxa ku yimid dib u dhac.

 

Sidoo kale Guddidan ayaa waxa ay sheegen in shirkii beelaha Garxaajis muddo kooban dib loo dhigay isla markaana laga dhigay Bacda Ramadaan oo ku began 23.06.2018.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka