Gabadh Soomaaliyeed oo Quruxda Haweenka u Tartantay oo lagu soo Dhaweeyey Hargeysa

MUUNA JAAMAC OO U TARTANTAY QURUXDA DUMARKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Muuna Jaamac oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo u Tartantay Tartanka Quruxda Haweenka ee Dunida, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo ay ka soo degtay, waxaanay muujisay dareenkeeda la xidhiidha soodhawaynta loo muujiyey.

MUUNA JAAMAC OO U TARTANTAY QURUXDA DUMARKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaannu soo dhawayntaas iyo siday u dhacdayba, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.