Barnaamijka Xiisaha Gaarka ah leh ee Kaftanka Somnewstv iyo Weriye Xayaad Naalleeye – Daawo

WERIYE XAYAAT NAALLEEYE IYO KAFTANKA SOMNEWST 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamijka Xiisaha iyo Xamaasadda gaarka ah wata ee Kaftanka Somalinewstv oo ay diyaariso Weriye Xayaad Maxamed Cabdillaahi (Xayaad Naalleeye), ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Warbaahinteenna Aftahannews.com.

WERIYE XAYAAT NAALLEEYE IYO KAFTANKA SOMNEWST 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaanad kaga bogan kartaan Barnaamijkan xiisaha badan Muuqaalkan hoose oo aannu idiinku soo gudbinayno ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.