Madaxwaynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Hargeysa Si Diirran loogu Soo Dhaweeyey – Daawo

Hargaysa (Aftahannews) – Weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd  dalka dib ugu soo noqday ka dib markii muddo ay ku maqnaayeen dalka Imaaraadka Carabta.

Sidoo kale waxa safarka Madaxwaynaha ka war bixiyay Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay inay booqashadii Imaaraadka ay kala kulmeen arrimo farxad galinaya shacabka Somaliland,isla markaana waxyaalo badan oo ay hor dhigeen Imaaraadka Carabta oo ay isla qaateen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka