“Imaaraadku Wuu Aqoonsaday Baasaabboorka Somaliland..” Faysal Cali Waraabe

Hargaysa(Aftahannews):- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Imaaraadku uu aqbalay islamarkaana ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland oo ay ku xidhan tahay shuruud ah in Baasaboorka Somaliland uu noqdo nooca loo yaqaano Electronic Pasaport.

Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Imaaraadku uu Xafiis ka furan doono Hargaysa islamarkaan Xoolaha Nool loo soo dhoofin doono.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka