“Waxaan u imi Hargeysa Qaban-qaabada Safarka Madaxweynaha Somaliland Ku Tegayo..” James Carver

JAMES CARVER IN HARGEISA SOMALILAND 2018

Hargeysa(Aftahannews):- James Carver oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Midawga Yurub oo wakhtigan Safar Shaqo ku jooga Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa Waraysi gaar ah siiyey SOMALINEWSTV, kaas oo uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha ujeeddada Safarkiisa Hargeysa oo uu ku sheegay inuu qayb ka yahay qaban-qaabada Safar Madaxweyne Muuse Biixi ku tegi doono dalka Belguem, aqoonsi-raadinta Somaliland, Wadahadallada Soomaaliya, Maalgelinta Dekedda Berbera iyo qodobbo kale.

JAMES CARVER IN HARGEISA SOMALILAND 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xildhibaan Jamas Carver oo arrimahaas iyo kuwo kale kaga hadlaya Waraysi uu siiyey Weriye Cabdoo Caalin oo ka tirsan Somalinewstv iyo Aftahannews.com oo kula kulmay Hargeysa, waxaad Warka TV-gu ka sameeyey kaga bogan kartaan Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.