Shinnidu immisa Indhood ayey leedahay? Ka Faa’iidayso Su’aal iyo Jawaabo Xiiso leh

SHINNI MALAB SAMAYSA IMMISA INDHOOD BAY SHINNIDU LEEDAHAY

Hargeysa(Aftahannews):- Shinnidu immisa Indhood bay leedahay? Waa mid ka mid ah laba Su’aalood oo Dad kala duwan oo Rag iyo Haween, Waayeel iyo Dhalinyaro isugu jira oo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ku dhaqan lagu weydiiyey Barnaamijka Kaftanka Somnewstv.

SHINNI MALAB SAMAYSA IMMISA INDHOOD BAY SHINNIDU LEEDAHAY?

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barnaamijkan oo ay innoo daaddihinayso Weriye Xayaad Maxamed Cabdillaahi oo aha Madaxa Barnaamijyada ee Somalinewstv. Barnaamijkan oo xiisihiisa iyo xamaasaddiisaba wata ayey iska kaashadaan SOMALINEWSTV IYO Shirkadda SOMTEL.

Waxaannu sida Su’aalaha Su’aasha Shinnidu immisa indhood bay leedahay ka mid tahay lagu weydiiyey, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannewws.com
Hargeysa/Somaliland.