James Carver oo Ka Hadlay Aqoonsi-raadinta Somaliland, Wadahadalka Soomaaliya & Maalgelinta Dekedda Berbera – Daawo

JAMES CARVER OO AFTAHANNEWS UGA WARRAMAY ARRIMO XASAASI AH 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Baarlamaanka Midawga Yurub oo wakhtigan Safar Shaqo ku jooga Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa Waraysi gaar ah siiyey SOMALINEWSTV, kaas oo uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha aqoonsi-raadinta Somaliland, Wadahadallada Soomaaliya, Maalgelinta Dekedda Berbera iyo qodobbo kale oo xiiso leh.

JAMES CARVER OO AFTAHANNEWS UGA WARRAMAY ARRIMO XASAASI AH 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waraysigan waxaa Xildhibaanka Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Weriye Cabdirisaaq Maxamuud Caalin (Cabdoo) oo ka tirsan Aftahannews.com iyo SOMALINEWS TV. Haddaba Xildhibaan James Carver Su’aalaha uu Weriyuhu weydiiyey iyo Jawaabaha uu ka bixiyey-ba, waxaannu Waraysiga oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.