Agaasime Muuse Jaambiir oo Xilka TV-ga Qaranka Somaliland la Wareegay

Muuse Faarax Jaambiir
Muuse Faarax Jaambiir

Hargeysa(Aftahannews):- Agaasimaha cusub ee Telefeshinka Qaranka Somaliland loo magacaabay dhawaan Muuse Faarax Jaambiir, ayaa xilka kala wareegay Arbacadii Maareeyihii hore ee TV-gaas Khadar Maxamed Cakulle.

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.