UCID & Waddani oo Guddi u Saaray Musuqa Dawladaha Hoose iyo Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa Guddi isku dhaf ah u magacaabay Baadhista iyo Daraasadaynta Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo ay sheegeen inay ku xeeran yihiin Golayaasha Deegaanka Somaliland, Maayerrada Magaalooyinka iyo Weliba Golaha Wakiillada.

Guddigan ay Khamiistii Magacaabeen Masuuliyiinta Xisbiyada Waddani iyo UCID, Warkooda oo faahfaahsan iyo magacyadoodaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmial.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.