Mucjiso: Waalidka Dhalay Wiil Ku Xanuunsaday Diin uu Qabsaday oo Maxkamadda Sool Dacwad u Gudbiyey

WAALID MAXKAMADDA LAASCAANOOD U GUDBIYEY MARKII WIILKOODU DIIN UU UGAADHSADAY KU XANUUNSADAY 2018

Laascaanood(Aftahannews):- Waalidka dhalay Nin ku xanuunsaday Diin uu ugaadhsaday, ayaa Dacwad u gudbiyey Maxkamadda gobolka Sool ee magaalada Laascaanood, taas oo noqotay tallaabo Dad badan ka yaabisay.

WAALID MAXKAMADDA LAASCAANOOD U GUDBIYEY MARKII WIILKOODU DIIN UU UGAADHSADAY KU XANUUNSADAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warbixin Warkaas ku saabsan oo uu diyaariyey Weriyaha Somalinews TV ee magaalada Laascaanood Haraddigeed, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.