Buubaa oo ka warramay Saamaynta Siyaasadda Qasan ee Itoobiya iyo Rejada Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti

ISMAACIIL BUUBAA

Hargeysa(Aftahannews):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Iftiimiyey Saamaynta ay Soomaalida ku yeelan karto Siyaasadda Qasan ee Dalka Itoobiya, waxaanu sidoo kale faahfaahin ka bixiyey waxa laga filan karo wadahadal dhawaan Somaliland iyo Soomaaliya ku yeelan doonaan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

ISMAACIIL BUUBAA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa uu Ismaaciil Buubaa arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay mar uu Warbaahinta qaar Sabtidii Maanta kula hadlayey, waxaannu Warkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.