Nimco Cali Migil oo Soo Saartay Hees Kulul oo Foorjo ah

Djibouti(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil, ayaa soo saartay Hees Foorjo ama Ku Daadis ah oo Kulul, waxaanay Heestaasi aannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.

Waxaad Heestaas kaga bogan kartaan Muuqaal-dhegaysigan ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmial.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.