Maxaa Kala Qabsaday Xasan Aadan Samatar & Cabdisalaan Hereri? Daawo

XASAN AADAN SAMATAR IYO CABDISALAAN HERERI 2018

DJibouti(Aftahannews):- Weriye Cabdisalaan Hereri, ayaa Waraysi xiiso badan magaalada Jabuuti kula yeeshay Fannaanka Caanka ah ee Xasan Aadan Samatar, kaas oo uu kaga hadlay arrimo door ah iyo waayo-faneed, ayaa noqonaya midkii noociisa ahaa ee uu Fannaanku bixiyo muddo labaatan sano ku dhaw.

XASAN AADAN SAMATAR IYO CABDISALAAN HERERI 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba, Xasan Aadan Samatar iyo Cabdisalaan Hereri Waraysiga dhex-maray, qaabka uu u dhacay, Qosolka, Maadda iyo Xiisaha taariikheed ee uu xambaarsan yahayba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.