Heesta Nasri Qiso Dhab ah Codka Nimco Cali Migil 2018

NIMCO CALI MIGIL

Djibouti(Aftahannews):- Hees cusub oo ay soo saartay Fannaanadda Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo ka hadlaysa Qiso dhab ah iyo waayo jacayl, isla markaana la magac-baxday ama Hal-ku-dheggeedu yahay NASRI, ayeynu ku soo qaadanaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.

NIMCO CALI MIGIL

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaannu Heestaas macaan ee ay Nimco Cali Migil ku luuqaynayso oo soo baxday bilawgii sannadkan 2018-ka, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.