Xukuumadda Somaliland Maxay ka Tidhi Is-casilaadda Ra’iisal-wasaarihii Itoobiya?

Hargaysa (Aftahannews)- Safiirka Somlailand u fadhiya Dalka Itoobiya Cali Shoombe, ayaa ka hadlay Aragtida Xukuumadda Somaliland ee iIscasilaada Raysal-wasaarihii Dalka Itoobiya oo Maalintii Shalay Iscasilay Taasi oo Dareenno kala duwan ka Abuuray Mandaqadda Geeska Afrika.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmial.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.