War Deg Dega: Ganacsatada Yar Yar Ee Maagalada Tog Wajaale Oo Mudahaarad Balaadhan Ka Dhigay Wajaale

Tog Wajaale(Aftahannews)-Ganacsatada Yar yar ee ku ganacsatada gudaha Magaalada Wajaale ayaa caawa dhigay mudahaarad ay kaga soo hor jeedaan qorshe magaaleedka loo samaynayo Magaalada Wajaale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka