Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyay Heshiisyadii Ay Xukuumadii Siilaanyo La Gashay Imaaraadka

London(Aftahannews):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan Magaalada London ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay heshiisyadii kala duwanaa ee ay Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo la gashay Dawlada Imaaraadka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka