Abaartii Ugu Xumayd Oo Ku Dhufatay Deegaanada Xeebaha Ee Gobolka Awdal

Lughaya(Aftahannews)-Deegaanada Xeebah Ee Gobolka Awdal oo ay ku dhufatay Abaartii ugu xumayd abid ayaa Masuuliyiinta Gobolka Awdal iyo Gudoomiyaha Ka Hortaga afooyinka ayaa ku dhawaaqay Gargaar deg deg ah oo lagu taakulaynayo dadka Dega Deegaanadaa ay abaarta ku dhufatay ee Xeebaha Gobolka Awdal

Halkan hoose ka daawo muuqaalka