Ex Wasiir Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo

Hargaysa(Aftahannews)-Cali Maxamed Waran Cade ayaa digniin culus u diray Madaxwaynaha Dawlada Taagta Daran ee Soomaaliya Farmaajo waxaana uu uga digay faragalinta uu ku hayo Xuduudaha Deegaanada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka