Cali Khaliif Galaydh Oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Qaatay Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool

Kalabaydh(Aftahannews)-Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta kulamo gooni gooni ah la qaatay Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka