Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool Oo Taageeray Wadahadaladii U Dhaxeeyay Somaliland Iyo Khaatumo

Hargaysa(Aftajannews)-Odayaasha Iyo Waxgaradka ka soo jeeda Degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool ayaa taageeray wadahadaladii u dhexeeyay Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka