Wasiirka Cusub ee Horumarinta Maaliyadda Somaliland iyo Ku-xigeenkiisa oo Xilka kala Wareegay Dhiggoodii Hore

XIL-WAREEJINTA WASIIRRADA CUSUB EE MAALIYADDA IYO DHIGGOODII HORE 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka iyo Wasiir Ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi iyo Maxamed Daahir Axmed, ayaa Maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaraddaas Samsam Cabdi Aadan, waxaana Munaasibadda Xil-wareejinta oo lagu qabtay Xarunta Wasaaraddaas ka qaybgalay Masuuliyiin iyo Aqoonyahan kala duwan iyo Hawl-wadeennada Wasaaraddaas qaybeheeda kala duwan.

XIL-WAREEJINTA WASIIRRADA CUSUB EE MAALIYADDA IYO DHIGGOODII HORE 2017

Munaasibaddaas Xil-wareejinta Masuuliyiinta Cusub ee Wasaaradda horumarinta Maaliyadda iyo Masuuliyiintii hore ee Wasaaraddaas sida ay u dhacday iyo Hadalladooda-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.