Daawo Ururka Hanaan Wanaag oo Hambalyo u Diray Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa(Aftahannews):- Ururka Hanaan Wanaag, ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Madaxweynaha shanaad ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynihii ka horreeyey Md. Axmed-Siilaanyo. Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Warka Ururkaas:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.