Somaliland: Qaabkii Natiijada doorashadii Madaxtooyada loogu Dhawaaqay – Daawo

XALFADDII KU DHAWAAQISTA NATIIJADA DOORASHADA MADAXTOOYADA SOMALILAND 2017

Hargeysa(Afthannews):- Qaabkii Guddiga doorashooyinka Qaranku ugu dhawaaqeen Natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay 13-kii bishan November 2017-ka, oo ay shaaciyeen Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 21-ka bisha 11-aad ee isla 2017-ka. Taasoo uu ay ku guulaysteen Muuse Biixi Cabdo oo Madaxweyne noqday iyo Cabdiraxmaan-Saylici oo Ku-xigeen noqday mar labaad, kana wada sharraxnaa Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye.

XALFADDII KU DHAWAAQISTA NATIIJADA DOORASHADA MADAXTOOYADA SOMALILAND 2017

Muuqaalkan Hoose ka Daawo qaabkii ay Xafladda ku dhawaaqista Natiijada doorashada iyo Cidda ku guulaysatay ee ay Shaaciyeen Guddiga doorashooyinku. Daawasho wacan oo wanaagsan Muuqaalkan Hoose:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.