Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa Qirtay Fashilka Buug ka mid ah Kuwii Codaynta doorashada Madaxtooyada ee 13-kii bishan dalka ka qabsoontay, kaas oo ay caddaatay inuu Gacanta Komishanka ka baxay. Hase-yeeshee, Buuggaas ayaa markii Xisbiga Waddani soo bandhigay Khamiistii waxa uu Guddoomiyaha Guddiga doorashadu ka bixiyey Jawaab adag oo Hanjabaad ahayd iyo inay Sharciga la tiigsanayaan Ciddii soo bandhigtay.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Hadallada isburinaya ee uu Warbaahinta kala siiyey Maanta iyo Habeenkii Jimcuhu soo galayey ee uu kaga hadlay Buuggaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.