Cabdillaahi-Jawaan oo Ka Talo-bixiyey Nidaamka Sharci ee lagu Sixi karo Qaladaadka Doorashada galay

Hargeysa(Aftahannews):- Siyaasi Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), oo ka mid ahaa Guddigii ugu horreyeysay ee saddexdii doorasho ee u horreeyey Somaliland ka qabtay, ayaa sheegay in qaladaad ka dhacay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan qabsoontay, waxaanay Sharraxaad ka bixiyey Masuuliyadda Sharci ee Guddiga doorashooyinka, Garsoorka looga baahan yahay iyo tallaabooyinka ay sameeyeen ee Sharciga ka hor-imanaya.

Cabdillaahi-Jawaan oo ka arrimahaas iyo kuwo kaleba ka hadlaya, kano talo-bixiyey tallaabooyinka loo baahan yahay in wax lagu saxo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.