Qaabkii ay Madaxweynaha iyo Saddexda Musharrax uga Codeeyeen Hargeysa – Daawo

MADAXWEYNE SIILAANYO OO MUUSE BIIXI U CODEEYEY DOORASHADA MADAXTOOYADA SOMALILAND 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Saddexda Musharrax ee Jagada Madaxtinnimada ku tartamaya, ayaa Codkooda ka dhiibtay Goobta Guriga Shaqaalaha Dawladda ee magaalada Hargeysa, isla markaana Bulshada ugu baaqay inay nabadgelyo ku codeeyaan.

MADAXWEYNE SIILAANYO OO MUUSE BIIXI U CODEEYEY DOORASHADA MADAXTOOYADA SOMALILAND 2017

Qaabka ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Musharrixiinta Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo saddexdoodu ku tartamaya Kursiga Siilaanyo ku fadhiyaa, uga codeeyeey Goobta Guriga Shaqaalaha, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.