Hambalyo Aroos Farxad leh: Saleebaan Maxamed Askar iyo Ayaan Xasan Aadan

SALEEBAAN MAXAMED ASKAR IYO AYAAN XASAN AADAN HAMBALYO AROOS

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel… ………………

Labadii Hodmee, Hoy Wada galee, Hoodo leh Noqdoo, Hibiyo iyo Ducaba Naga Hooya……

SALEEBAAN MAXAMED ASKAR IYO AYAAN XASAN AADAN HAMBALYO AROOS

Hooyo Cawo Axmed, Hooyo Caasha Cali, Hooyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Eddo Canab Aadan Guuleed, Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Hibo Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Xamda Xasan Aadan, Saygeeda iyo Wiilkooda, Farax Cabdi Samatar, Saygeeda iyo Carruurtoda, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Carruurtiisa, Faadumo Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Mustafe Maxamed Cali, Xaaskiiska iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Saynab Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Khadar Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, dhammaan ilma Jiciir iyo waxay sii dhaleen, Saynab Cali iyo Carruurteeda, Saamiya Cali iyo Carruurteeda. Maxamed Caydiid Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Axmed-yaasiin Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Abtiyo Maxamuud Gaaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Abtiyo Kayse Gaaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdi Maxamuud Gaaxnuug, Warda Maxamuud Gaaxnuun, Xamda Maxamuud Gaaxnuug, Cabdirisaaq Xasan Tahar, Farax Xasan Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Kawsar Caydiid Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Dhammaan reer Xuseen Aadan, Dhammaan ilma Xasan Aadan, ilma Ibraahin Ismaaciil Xirsi iyo Waxay sii dhaleen-ba, Dhammaan ilma Xasan Tahar, Hibo Maxamed, Cabdifataax Maxamed, Nasra Jaamac Saalax, Canab Jaamac Saalax, Dhammaan ilma Caydiid Tahar, Dhammaan ilma Maxamed Cali, Dhammaan reer Cabdi Ismaaciil Xirsi (Cabdi-Madoobe), Dhammaan Reer Aadan Tahar, Dhammaan Reer Jaamac Tahar iyo dhammaan waxay sii dhaleen waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

Oo Aqal-galkoodu Habeenkii Jimcaha oo ku beegnayd 3-dii bishan November 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Dhammaan Waxaannu leenahay noqda Qoyskii lagu badhaadho, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano, noqda kuwii Ubad khayrle Illaahay siiyo, ee Bash-bash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn ku noolaado, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wada jiree nabad-gela Illaahay idinka yeel. Aammiin………. Aammiin…………… Aammiin……….. Allaah ha aqbalo.