Hal qof oo dhintay gaadhi Miino kula kacday magaalada Burco-Daawo

Hal qof, ayaa ku dhintay Miino nooca Dhulka lagu aaso ah oo la kacday Gaadhi ay leedahay Shirkadda Beder ee Laydhka u shida magaalada Burco, qaraxaas oo ka kacay waddo loo maro Dugsi uu dhawr bilood ka hor Madaxeynaha Somaliland dhagax-dhigay.