Ubax-Fahmo oo soo saartay Muuqaal cusub iyo Hees cusub “Hilaw” 2017 – Daawo

FANNAANADDA UBAX-FAHMO HEESTA HILAW NEW VEDIO 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Ubax Daahir Ismaaciil (Ubax-fahmo), ayaa Hees cusub iyo Muuqaal cusub oo ay soo saartay toddobaadkan, waxaannu ku soo qaadanaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.

FANNAANADDA UBAX-FAHMO HEESTA HILAW NEW VEDIO 2017

 

Heestaas oo uu Duubay Maahir Studio oo magaalada Hargeysa ku yaalla, waxa Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Hilaw’, waxaannannu Duudduub iyadoo ah idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.