Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariico Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera

Berbera(Aftahannews)-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray mashaariico laga hirgaliyay magaalada Berbera, Sidoo kale Madaxwayne Siilaanyo waxaa uu  kormeer ku tagay Dekeda Berbera iyo saldhiga Milateri ee imaaraadka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan