Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xukuumadda Somaliya

GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND SALEEBAAN MAXAMUUD AADAN

Hargeysa(Aftahannews)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka jawaabay eedaymo ay dawlada Soomaaliya u soo jeedisay Somaliland oo ku saabsan Qaraxii dadka badan ku dhinteen ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka