Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

Hargeysa(Aftahannews)- Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay qaraxii khasaaraha badan sababay ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana uu fariin u direy Idaacadda VAO.